Madaxweynaha Maammulka Waqooyi Bari oo arrimo badan ka hadlay, digniinna u diray Somaliland
Madaxweyne Cali Axmed Faatax ayaa isagoo la hadlayey warbaahinta, ka hadlay arrimo badan oo xasaasiya. Wuxu si qota dheer uga hadlay qorshaha u yaal dawladda dhowaan la asaasay ee Waqooyi Bari, Soomaaliya. Wuxu digniin u diray maammulka Somaliland oo faragelin had iyo jeer ku sameeya gobollada Sanaag iyo Sool. Daawasho wacan.